(Akhriso) 10 qodob oo kaa saacidaya inaad iska ilaaliso Wararka been abuurka ah

Wararka been-abuurka ah waxay ku imaan karaan ku talagal iyo si aan kutalagal aheyn. Haddaad kaliya ogeyd in qof ama koox ay been abuur ka sameyn jirtey shaqsi ama koox iyo dano kale, hadda waxaa jira qof isagu been abuur iska sameynaya, isaga oo ujeedooyinka dhaqaale ama magac raadin ka leh. Sida ku qoran diiwaanada … Continue reading (Akhriso) 10 qodob oo kaa saacidaya inaad iska ilaaliso Wararka been abuurka ah